Madaxweyne Mustafe: “Al-Shabaab albaab qaldan bay soo garaaceen”

Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida, Mustafe Muxumed Cumar ayaa sheegay in Al-Shabaab aanay khalkhal gelin karin amniga degaanka “Waxaan ku kalsoonahay in amaanka deegaanka ayna sina ku khalkhalin karin argagixisada Al-Shabaab, cid kasta gadaal ha ka riixdee. Halkani ma aha halkay moodeen” ayuu yiri Madaxweyne Mustafa. Wuxuu sidoo kale Madaxweynuhu u mahadceliyay shacabka degaanka “Waxaan si … Continue reading Madaxweyne Mustafe: “Al-Shabaab albaab qaldan bay soo garaaceen”